gudooney garooway gal xareedi jiiftiyo
gacankii nugaaleey
golihii bar baartiyo gurya samo barwaaqaay
guri loo hiloobaay
gu hagaagay oo da aymarkuu geelu noo dhalo
geeduhu cagaarmaan ishu tahay gacmo utaag
geedkii jacaylkaay guri nabadi taalaay
gurya noqoshadaydaay garoowaay ha dheeliyin
dhul dooglaay garoowaay geed damal hadh waynoo
laga galo colaadaay
guri dhaxanta celiyoo gama laga helaayoo
hoy iyo gabaadeey
garashada rugteedaay garabkaagu waa sool
gaalkacyo iyo bari guudkaagu waa badhan

Exit mobile version