VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hiil iyo hoba - Lyrics

hiil iyo hooba hoo inaan ardeysaa hoo hubaal hilowbee \ hilaan arkayee wayahee haigeygan kuu hamuuyayo juu haraad qabayee eebaan kasayaa haboon hoyga ku jrtaan haboon waan hawaawiyayaa haboon hil iyo hooba hoo midaan hamiye hoo hubaal uharaadee ku wqaayey hurdada hungoobayoo waanigii baayoo hiili iyo hawlba kama hagradee
Queue is empty
-- / --