inkastooy ay ayaan
aqal yeelatoy
ubad lala dhasho
tahay oori kale

anigoo ogsoon
kama aamusee
waa amar alle

bal maxay indhuhu
ka eegayaan
bal muxuu afkuna
ku amaanayaa

barigii adoogay
jacaylkaa laftiyo
uurkaba ka jaray
igu soo noqoyee

isagoo mar kale
oodihii situu
aniga i hayaa

bal maxay indhuhu
ka eegayaan
bal muxuu afkuna
ku amaanayaa

Exit mobile version