damabarsamaa ajiiraa
markuu dooguu damshaiyo
duunyadaa kala jecel
sabaalada ku doortee
adigaa oo dad iihilaan
wax ku dara wax ku dana
nasiibkaaga wada dagan
waayahaan habeenkii
loogu eeqay dhulkoo
dalka wada iftiinshee
ogow heedeh dalda
wada ugbaad dooxadii
nugaal ee ila duushiyo xel
way kala durugsna yihiin
danta iyo jaceylkuye
ifku dara ifku darankala daa
kolay dookhuu layab male
ruuxa adigu kugu doro
biyihiise kaa dadan
halkuu kuu taala
dahab iyo xariiraa
waxaa igala soo roor
doooda lka kasorariyo
ha dag dagin nasiibkey

Exit mobile version