VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka anaa la jaray - Lyrics

nafta waxa ku sasaba ku sexshaa habeenkii sawirkaaga weeyoo soo suro hortaydee siduu ila hadlaayaa ku sanqadaaa sagaaljeer salka kama daginiyoo sadaal kunool,baan sabanadan ahayoo samihii dhexdeenayoo arimaheenii soo jiray maan sahashan aniguye wali waa sidoodii ha saBAbin ha sababain nafteydoo waxad hegi laydoo sahal yaanu kula noqon oo haygu sii deyn waxba sooma daba rarin wacadkii masiideyn umana sagsaagine indhaha ruux aan saaro saatir uukuu abuuroo adigaa ilaa kaasiman dhibka kuma sugnaanine jaceyl siiser aadoo kalka uu haysta uuuno
Queue is empty
-- / --