VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jigjiga - Lyrics

ani waan kuu baahnee barigii aan ku bartaa boholyowga caashaqa baxsad baan kuu ahee adba waad pogtahee gidigood haween adaan kaala soo baxee bal cadii booramiyo burco iyo baalamiyo inaan kuula buubo oon bay ad ku saaro bal cinteena aaad tahee balantii kabaxee bani waan kuubagoo botii cashaqa bilahaa ku darte baladii cashaqa bilicdaada qurxoon inta dunida kula nool adoo kale ma arag
Queue is empty
-- / --