VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalsooni - Lyrics

kalsooni ayaa jacayl korisee nafta ayadaad ku tahay kaliyee kuniyo kow jeer adaan ku taboo adaan ku jecelahay kaliyo laabo kashkiyo maankaa ku weheshada ee kulayka ayaa karkaba dhaliyee kurbada i laba kaclaynaysiyo adaa iga keenay kohoshada oo ku xidhay maankayga kenaada ee anoo ku helaan kifaaxi lahaa adi ku hantaan kifaaxi lahaaye hoy kula dagaan kifaaxi lahaaye kaltuuneey RABI ha isu keen simo kowdii u horaysayeen ku arkaa qalbiga kalgacayl ku kaydsamayee haday kaftaniyo cayaar kula tahay kaaf iyo kala dheeri weeyaane ka go'ay awgaa hablaha kacay qalbiga kugu kooban waad kasbato kartuu RABI kuugu daray quruxuu kolama naftu kaama kaaftoontee cishqiga koolkooli ila koriyee
Queue is empty
-- / --