geedkii mirihaasaa
gaduuta ayaa urashada
ku haboonad
adoo qudha gees
maraya adaa ka dakoor itdhi
gabtii makuu wadiyee
ambashada ma aqaane
gidigaagaa ku qar waaqsade
uhaadna adaa iga goysee
garaasd baan kaaga dhigaa
gabiyaa haduuun
kibirkaa ku taxaan
waa gabi inaan galo
kuu galo kaa galo
garabkygii midig
hadaad tahayee
ku gar gaarsnayee
gacantaa ,maa iga
gaagaxa gibilkaa
igu aahiyeesee
gabiyaal ku taxan
waan aadhey
go aan kaase garad
baan kaaga dhiga

Exit mobile version