yaa laylaay ladi waayay la aantaa
lama shooshow loof jacaylba
laabta jiifoon loodinwaayay
lahashadaadaa la igu laaqoo
laactankaagaan laama loose

laylkiibaan soo lagdoodaa
laama ubax lamaan kuu lulaa

lamaantaydaay laqanyadaadiyo
laxawsigaagan ladiba waayee
laafyahaagaan liishka saaroo
labaaca beerkaad la hadhsanaysa

Exit mobile version