VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Meelbaad i taabataa - Lyrics

waxaad iila bilic tahay bilicdeeda leedahay waa soo baryaayoo cadceedooo bi soo tidhi baal lasoo baxaysiyo bar bar uduudiyi caawii iibildhaanto bir birqaysa oo kale bilaneey jaceylbaa beerka iyo wadnaha iyo boga ii fadhiistee ruux ku buukoodo bastiii ah awgaaa ma ubeer naxaysaa waxad iila bilic tahay dhulkeenoo barwaaqoo ku bariistay rooboo baliyaduna buuxaan dhirta bixisa ciioo maanku buuxsho oo kale ubax guduuda bixinaysaa oo kele bilaney jaceylbaa beerkiyo wadnaha iyo boga ii fadhiistee ruux kuu bukoodoo boa sii awgaa ma badbaadinaysaa ma ubeer naxaysaa
Queue is empty
-- / --