Heesta Waxaa cadarka layskugushubaa - Lyrics
waxa raanta loo feedhaya waa rag
waxa cadarka loo rushaa waa rag
waxa dunida rookaha ku riday waa rag
waxa rogaye reeraha burburin waa rag
waxa raranka lala doonaya waa rag
waxa raaxo loo diidayaa waa rag
waxa rubada laga guranayaa waa rag
kuwa quruxda nagu raacayaa waa rag
marka raawisnana naga ordaa waa rag
rasmiyo kuwaan aayo rabin waa rag
nafta waxa rafaad