VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxtarka - Lyrics

adoo guda wajibkaaga waxtarkaagu yuu muuqan wadkaaga weeyee intuu waa sami baryaayo ama xaqii helaayo warkaagu yuu kala cadaan warkayga cadow walaan inaan ka digtaaa ka fiican warkaaga weeyee waxaan kugu idhi war mooge walaasho dusha kamuuqan jidhkaagu waran waryoodo markii la wareejin dooda nin iska waniyaaya wadkaaga weeyee
Queue is empty
-- / --