waxaad ilaa bilic tahay
bilicdeeda leedahay
waa soo abryaayoo
cadceedoo big soo tidhi
baalaalooo lasoo baxaysiyoi
cawliyo bildhaanto
bilaneey jaceylbaa
beerkiyo wadnaha iyo
runku bukoiodo
bukastii awgaa
ma ubaarinysaa
ma baaraneysaa

Exit mobile version