Bishuu magaceegu bilaha u mudnaa
Macbuudku amaanay yaa ramadaan
Marxab marxab yaa ramadaan
Wayaa marxabaa bika yaa ramadan

Bishuu magaceegu bilaha u mudnaa
Macbuudku amaanay yaa ramadaan
Marxab marxab yaa ramadaan
Wayaa marxabaa bika yaa ramadan

Miskiin iyo taajir bishii la misoobay
Islaamku midoobay yaa ramadaan
Marxab marxab yaa ramadaan
Wayaa marxabaa bika yaa ramadan

Qofkii ka masuugo bishuu murugoodo
Ka maaroobo naarta yaa ramadaan
Marxab marxab yaa ramadaan
Wayaa marxabaa bika yaa ramadan

Sidii mayay hooray bishii mu’miniinta
Ka maydha dunuubta yaa ramadaan
Marxab marxab yaa ramadaan
Wayaa marxabaa bika yaa ramadan

Qofkii kala miira ka maaga xumaanta
Bishuu ka macaasho yaa ramadaaan
Marxab marxab yaa ramadaan
Wayaa marxabaa bika yaa ramadan

Bishuu magaceegu bilaha u mudnaa
Macbuudku amaanay yaa ramadaan
Marxab marxab yaa ramadaan
Wayaa marxabaa bika yaa ramadan

Miskiin iyo taajir bishii la misoobay
Islaamku midoobay yaa ramadaan
Marxab marxab yaa ramadaan
Wayaa marxabaa bika yaa ramadan

Exit mobile version