Heesta Ii soo buub baalo la’aan - Lyrics
Bishoo bakool lahayn
Masoo birtee Lama buur
Bartamaha kama soo baxdee
Barasho waa halkoo bariyee
? Waa boqol maalinee
Biyo iyo baadin nin heesaninee
Baahidodaaa kaa balaaranee
Ii soo buubee ii soo buubee
Baalo la'anee, bogaa isaaree
Adaa baashaaliskaa, beerta ujoogaayee :)
Inaan ku baalin marinaa
balanteena aheed, ha baqinee
barni anaa bilacdaa joogee
Badda minay baxday ooy burqantoo
Waa ? Balaarisaayee
Basar ninkii ulahaa moodee
Adna burhaantaa la soo baxee
Waa ubislaaday an waa ubislaadee
Badbaadadaadee baas kuma yaabeen
Walee kuma beenihaayee bisteey waaye
Bishoo bakool lahayn
Masoo birtee Lama buur
Bartamaha kama soo baxdee
? waa laga baantayee
Beenta waa lagu baaba'aa
Baarinimaa baryo lagu baxsadaa
Adna bashaashnimadaa ku joog
? an waa ku bisloobay
Is biirsigeenee iyo inaan bahoone
?? Balantii lahayn ma baaqinee
Inaan ku baalin marinaa
balanteena aheed, ha baqinee
barni anaa bilacdaa joogee
Bishoo bakool lahayn
Masoo birtee Lama buur
Bartamaha kama soo baxdee