Haa mugdi habeeniyo
Maalin dhaaxaan kuu meermeeayoo
Malablee adaan ku maaktee
ii soo maciin

Martidaa lama  moodo
Waa la maqsuudiyaa
Maradaa igu duuge
ila maamul caashaqa

Maalin iga hoow – Maya
Aan ku mehersadee – Maya
Marwadee ahaw _ Maya

Haa ? iga dhaaf
??
Muraadkaa iga yeel

???

Meel walbo ka muuq
waa lagu muuno beelaa
Muxibada miir uyeelee
Mizaami caashaqa

Maalin iga hoow – Maya
Aan ku mehersadee – Maya
Marwadee ahaw _ Maya

B 2aad
Hoy Maryooleey layd ahayd
Mugaal adoowgee iyo
maskiin meel aan lahayn

Makaan wayn inaan ku geeyo
Kuula  maaganay
Is macneeska dhaaf

Masugtooy meel aan lahayn
Mininkeeda ka roortee/gubeesoow
Maslaxdeeda moogaa tahee
Maanyo qaadayee

Maalin iga hoow – Maya
Aan ku mehersadee – Maya
Marwadee ahaw _ Maya

 

Qebta gabadha idinma soo diri
Garo iga raalin noqda
Lyrics by ruun ali

Exit mobile version