VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sakatac ‘siinaaydii’ - Lyrics

Sanayaalaan Ku sugayee Si xun iga dhowr iyo saxriiree Sowtkee sameey Suubaneey Sinaadii aa kugeeyhee Siisowgii aan ku saaraa Sakatac sakac Siteey kow waaye kow Sakatac sakac Siteey labo waaye labo Sakatac sakac Siteey sedex waaye sedex Sanyaradi see aheedee Waa ku salamaay waan kaa qaaday Zamankaa adaa toos-ka ii saaranee Sahal maahin sidaan ku dhaafee Sadrigaa ku haaye saacidooy Suuradaada siyaartaahe Sedexoowle iyo siroowle Naga dhowr Saktax sakatax suuban kow waaye kow Saktax sakatax suuban labo waaye labo Saktax sakatax suuban Sedax waaye Sedax Samakoow minaan suuradaada waaye Silacaan arkaa iyo saxriiree Sahal maahinee sidaan kuu ilowee Sinaadii aa kugeeyhee Siisowgii aan ku saaraa Sakatac sakac Siteey kow waaye kow Sakatac sakac Siteey labo waaye labo Sakatac sakac Siteey sedex waaye sedex Sanyaradi see aheedee Waa ku salamaay waan kaa qaaday See+++ Saadirkee uumayee Zaki aan ku yeeshaa aheede Sahal maahin sowtkaa isiiyee Suuradaada siyaartaahe Sedexoowle iyo siroowle Naga dhowr Saktax sakatax suuban kow waaye kow Saktax sakatax suuban labo waaye labo Saktax sakatax suuban Sedax waaye Sedax
Queue is empty
-- / --