Xuduud ma lahee Xubigaan
Xasuustiisee madhamaatee
Xididada wadnahaa
Xaruuntiisa ku taalee
Xubnihii jirkoo dhanaas
isku soo xiraayeee
Adna soo xarakooo
Xunkunkiisa yeelee

Waxaaan ka xisaabaayee
Xawaal ma gashooy
Xuuralcayntii janada

Xil adaan ku saartee
Xawaashaana kaaga jiri waaye

Xaakinkaygaagaa
ku soo xureeyayee
xasil igu soo xaluulee

Xalaal ma ahee xanaagee
Iyo xooga la sheegtee
Xubbi aa la yariaah
Xaqwaaye gaarid ah
Xeerka nolashaa
Loo hideeyay waaye
Haba la’iga kaa xijaabee
Xasuustaa ma dhaafee

Xil adaan ku saartee
Xawaashaana kaaga jiri waaye

Xaakinkaygaagaa
ku soo xureeyayee
xasil igu soo xaluulee

Exit mobile version