VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miirkeyga - Lyrics

Miyirkayga maqsudisoy Adigaan kaa maarmine Mar walbana ii imoow Mehaan iga soo maree Hana iiga maqnaninee Ani meel kale ma Maagayee hana iiga Malaynine mid adoo Kale maan helaa malab Iiga macan badnay Ma hurdaayi minaad Markoo hadalka iga Qaadidee Murug iyo mashaqaan Maraa sidii laba miirihii Waa la igu maad sahaa Ani meel kale ma Maagayee hana iiga Malaynine mid adoo Kale maan helaa malab Iiga macan badnay Miyirkayga maqsudisoy Adigaan kaa maarmine Mar walbana ii imoow Mehaan iga soo maree Hana iiga maqnaninee Ani meel kale ma Maagayee hana iiga Malaynine mid adoo Kale maan helaa malab Iiga macan badnay
Queue is empty
-- / --