Heesta Muxiboohaa - Lyrics
Haa malabaa macan
Lagu galaa lagu
Mirqaan sadaad
Ii ahayd maanta
Makaa maar miyee
Waa muxiboohaa
Miriqdaa hadiin
Arkee
Anba acaanow
Adigan ku maagaye
Marwo ii maciin ii
Ahoow maantee
Muruq iigashan
Aan rabaaa
Haa mugdigii aad
Moodaysidee mus-
Baax daaran lee loo
Mudaa maantoo
Makaa maar miyee
Waa muxiboohaa
Miriqdaa hadiin
Arkee
Anba acaanow
Adigan ku maagaye
Marwo ii maciin ii
Ahoow maantee
Muruq iigashan
Aan rabaaa