VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa mahadee - Lyrics

Waa mahadee waan Miirsadayee murugaa Ihaysee maalmihii Horaad iiga maqneed Molaan kujireee ana adlee iga maqneed Maantaa ku helee iila Maree meehii rabtidee Ana adlee kumaagayaa Kuu murgoodaye maanta Muraadkayga waan helee Ana adlee iiga maqneed Maantaa ku helee iila Maree meehii rabtidee Waa muragee meel oo Rabinee maalin jacaylka Soo martay miirkayga Gashee sidii markaas Mashaqan ku jiree Ana adlee kumagayaa Kuu murgodaye maanta Muradkayga waan helee Ana adlee iiga maqneed Maantaa ku helee iila Maree meehii rabtidee Man daranaa maano Aabahaa mooro xalal Nin kuu rabaa kuula Maaganee maanta Xuman loo soo Ana makaan kiisaan U dhaafay meel iga Macan aan helay oo Miirkayga u roonee Ana adlee kumagaya Kuu murgodaye manta Muradkayga waan Helayeee Ana adlee iiga maqned Mantaa ku helee iila Maree mehii rabtidee
Queue is empty
-- / --