Heesta Dawladnimo - Lyrics
Dawladnimo by Hobalada waaberi
ALLAH Deeqaha baxshee
Dalkeenu markuu burburay
Dul iyo hoos buu qarxaday
Maxaan dawladnimooy ku tabay
Daleesha adigoo fadhiya
Maxaan duqsi kuula jeclaa
Inayn duulxumooy ku arkay
Maxaan Duco kuu aqriyay
Balaayo xijaab ku daray
Damiirku maxuu i yiri
Darxumo ka'ilaaliyoo
Dadaal dheeri yaa galoo
Dareen fiijignaw lahaa
Dardaaran waayeelku taliyee
Damiirku maxuu iyir
Si daacad ugu adgeeg
Dadnimo qaaliya lahaw
Lilaahi Ku daadiheey
Dalka iyo dadkaa difaac utahay Dawladnimo
Dalka iyo dadkaa dugsi utahay Dawladnimo
Difaac midnimood aa utahay Dawladnimo
Dan guud ilaaliyaa utahay Dawladnimo
Dawladnimo jir Dawladnimo joog
Daacad ii ???
Dawaad Soomaalida utahay Dawladnimo
Darajo ?? baad utahay Dawladnimo
Daryeel maatida u tahay Dawladnimo
Diintana garab baad u tahay
Calanka ? Baad utahay
Deegaanka dabiib baad utahay
Difaac qaranimo baad utahay
Danjire cadaaalad aad utahay
Nabad deer baad utahay
Duunyada deeqsi baad utahay
Duur joogta amaan utahay
Da'yarta darsi baad utahay
Dawladnimo jir Dawladnimo joog