Badda iyi bariga
Aan difaacannee
Soooomaaaliyeeeey
Soo baxa dhammaan

Kulligeen haddaan kasmadeena
Iyo kartideen isu keenno
Ninba kaalintiisa dadoo
Waa karnaa difaaca badaheena

Soobaxaa bulshooy ina keen
Barigiyo baddaan soomaaliya
Aan difaacanoo wadankeena

Soobaxaa bulshooy ina keen
Barigiyo baddaan soomaaliya
Aan difaacanoo badaheena

Soobaxaa bulshooy ina keen
Barigiyo baddaan soomaaliya
Aan difaacanoo dhulkeenna

Exit mobile version