VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ka durug daneesto - Lyrics

Ku doortee dadweynihii Dareenkoodii cabire Codkoodii kuugu deeqe Duceeyoo kuugu daye 2x Dadkiyo danta guud difaca Dad iyo duunyaba daryeela Dastuurki daacad soorta Adaa darajiyo xil qaadoo Intuba umadaada tahay 2x Dardaarana waa dawee Digniin han kuugu daro Si aan dambi kuugu iman Ha diran damac damiir xumo Ka durug damaniyo danayste 2x Ku dayo diintiyo kitaabka Daliiilka ilahay raaco Ku dood waligaaba diinta 2x Daraataba may darnayne Dagani nabad waala haystay Dirayka hadad u xidhatay Dorkaagana hanu eegno 2x Dadkiyo danta guud difaca Dad iyo duunyaba daryeela Dastuurki daacad soorta Adaa darajiyo xil qaadoo Intuba umadaada tahay 2x Dardaarana waa dawee Digniin han kuugu daro Si aan dambi kuugu iman Ha diran damac damiir xumo Ka durug damaniyo danayste 2x Ku dayo diintiyo kitaabka Daliiilka ilahay raaco Ku dood waligaaba diinta 2x Dadkeenu ma daalayaan Waxay ku dadaalayaan Diwaanka inay galaan Dunida la dabaal dagaan 2x Dadkiyo danta guud difaca Dad iyo duunyaba daryeela Dastuurki daacad soorta Adaa darajiyo xil qaadoo Intuba umadaada tahay 2x Dardaarana waa dawee Digniin han kuugu daro Si aan dambi kuugu iman Ha diran damac damiir xumo Ka durug damaniyo danayste 2x Ku dayo diintiyo kitaabka Daliiilka ilahay raaco Ku dood waligaaba diinta 2x
Queue is empty
-- / --