VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maan gaab inuu yahay sow lama oga - Lyrics

Maan gaab inaa tahay Maxaad u laysay maatadii Maan gaab inaa tahay Maxaad u laysay maatadii Macalinkiyo wax garadkii Odayadii mudnaayee Dadka kala maslixi jiray Macalinkiyo wax garadkii Odayadii mudnaayee Dadka kala maslixi jiray Sow intaad is mooday Maskaxdaada may galin Dalka maamul kaligaa 2x Maantana maantana Maantana malagii Maantana maantana Maantana malagii Diriyaa midigtaan ku haynaa 2x Maan gaab inaa tahay Maxay satadii aad keentay meeday Maan gaab inaa tahay Maxay satadii aad keentay meeday Ma dhulkaa la muusey Ma cirkay makhuureen Halkay maanta joogaan Ma dhulkaa la muusey Ma cirkay makhuureen Halkay maanta joogaan Aigoon madoobaan Oo aan isna madax marin Isna dhaafsan miciyaha 2x Maantana maantana Maantana malagii Maantana maantana Maantana malagii Diriyaa midigtaan ku haynaa 2x
Queue is empty
-- / --