Heesta Naftii hure - Lyrics
Waxaan ahay naftii huree
manastoo habeen qura
Nafis kumaaa casheeyee
Naaquudayaashii
Nacabkaan ilaasha haa
Haddii nabad lawaayana
Dhankastaba hanoqotee
Nacas igama libin helo
Naxariisna uma galoo
Nadir baan hori ugalay
Niyadeeyda waa meel
Haddii aanan sonoqan
Calankeyga nuuroow
Allahayoow inabad galii