Waxad qaayo weyn iyo
Sharaf waarta leedahay
Waji lagugu cisaa
2x
Markaad wahaabadaadiyo
Wadankaaga joogtid
2x
Hadii kale waxyeeliyo
Walawaliyo dhibatiyo
Dulaad weheshanaysa
2x
Wanag qaatay aniguye
Ciidayda wacaneey
Dhaxa waana kuma naco
Ooo waqay kaama tago
2x
Nin dhaacadow wax kuu dhima
Calankayga kuma qado
2x
Intan waafi noolahay
Wahsi kaama galayo
Waajibad is dhaafiyo
Wacadbaa inoo yaal
Ciidayda wacaneey
Wacadbaa inoo yaal
2x

Exit mobile version