Heesta Xageega dhacsanaayaa - Lyrics
Habeenka ii dharaaroo
Mudan kala dhaqaaqno
Xaqaygaan dhacsanayaa
2x
Mujaahid dhabaa nahayoo
Dalkayga inan dhacsadoo
Dhiigayga uhuran ku dharanaya
2x
Haday baajidenu
Dhaxan iyo qabow
Dhado ay dhex jiifto
2x
Dhibaatooy kaama naxo oo
Wanaagow kuma dhawaysto
2x