VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dantaada ka raac - Lyrics

naftaydan idhi ha daalin dantaada ka raac jacaylka durtaba dabacdoo u liicday hamiga dibindaabyadiisa wataa la dayowday caashaqa dareenbaa wada hagaaya damiirkeedu haleelay talana ma diidoo ma yeesho intaa dawanbaa ii baxaaya jacaylka dirkuusu leeyahay doogtiisiibaa i haysa naftaydana door ku yeelay naftaydan idhi ha diidin dadkana taladooda qaado durtaba diidoo ka booday hawada daranee jacaylka wataa dacarteedi hayso dadnimada igu qasbaysa qalbigu damqayee haleelay dabina iga raaci maayo
Queue is empty
-- / --