VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacaliye - Lyrics

dhulka oo hogan goysa oo jiilaal ku habsiiyay sidiiyaa taaheegu oo dushiisa ku hoortay ayaad hanka deeqday beeshoo u hayaantay tigaad guban hoose tuskii helay saaray sida ay u hamuumto ayaan kuu hibaystay runtii hamigayga hamigayga hilaadi gubaysay runtii anba heedhe naftii habranaysay dookhu hibinaayo xurmadu hanaysay hamuuntii bogayga hadaad ka dawaysay dhirta oo hoganaysa oo caleentu hadhaysay sidii aadd tahay hoobaan oo dushooda ka hawrtay ayaan ku haywaystay sidii hogol roobko halkan dhulka joogay ku good haqab sooray sida ay ii hadhaysay ayaan kuu habsiiyay gacaliye
Queue is empty
-- / --