VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heego - Lyrics

naftoo hal abuur qoraysa hamiga kalgacayl isaaqay halbawlaha saw ma yaalo hubaal ragba kaan ka doortay anoo hawlaha dhisaayuu jacayl heryada i saartay habeenkiiyo maalintii miyuu hadalkiiba goostay anoo heegada la moodo hawenka qurxon la fayla walaal hungo joogi maayee heshiiskii adaa ka baydhay hayaanka dareenku raacay hilaacu markuu i qaaday hir doogle anoo filaayay hawada dhalintaan ogaaday anoo guusha hiigsanayo hantaaqada igu aburto intaad hoga ii qorayso anaa hawshaada koobay anoo heegada la moodo hawenka qurxon la fayla walaal hungo joogi maayee heshiiskii adaa ka baydhay
Queue is empty
-- / --