VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi nabar ku dhacay masuul - Lyrics

anoonbaa dhab moodoo dhakhso ugu riyaaqee show jacaylku dheel dheel riyuu kaa ahaa dhaw anoonbaa is dhiiboo inuu dhaamo kii horee nafta dhaymaheedii qofaan jirin ka dhigayee si yarbaad u dhayataa dhaawicii ku gaadhee qalbi nabar ku dhacay dhakhtarkiisii lama helin ragba anigoo dhigay ka furaystay dhagahoo dhibtii bari i gaadhay iyo dhayda nabaradii hore ayuu dhayal ciyaariyo hoosiis ii dhex qaadoo dhadhabasho beeniyo ku dhiirada qofaan jirin
Queue is empty
-- / --