VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoomamo - Lyrics

qoontan kali i damaqdee qoomamiyo dareenka le naftan qaydka saartee qofka moog lurkaygana hadba qiil u yeeshaay hiili adoo qaday maxaad qanac u diidoo dib u gocasho qiiriyo xusuus ugu qarwaysa qaraar iyo go aan laay kaala quustay waanoo samir qaado diidee qaabkeen kuu daweeya qasoo iyo qadoodigan qoonsigiyo hungawgale naftan qari tidhaahdee qofka moog lurkaygana hadba quudaraysaa adigoo lug goyn qaba quuso maxaad u diidoo kii shalayto ku qadayiyo nacab wali u quudaa
Queue is empty
-- / --