VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lamaanaha is raacoo - Lyrics

lamaanaha israacoo nolol ila wadaagee naawilaayoooo niyadoodu jeceshahy nasri weeyey quulkuye laydhakana ushida laagaha ufura kulamaansha duco arooskoodu laacoo laga wada maqsuudoo labada wada duceeyoo lula nuurka aaamiin dhaha waan alaba israacoo liin kuwada jaceylkoo libka gaadhey caashaqa nasri weeye ubadkuye layliyo lamaanaha ulula habku ulaba galeen arooskoodu laacoo laga wada maqsuudoo laa wada duceeyoo lula ulula caleemaha lula indhaha aamiin dhaha
Queue is empty
-- / --