habeen yahow waxad tahay
heeryada gumeysiga
habeenkaan tuurnay
hooodaale waxad tahay
hanaankeena gobonimo
habeen kaynu hananay
onkodiyo hoilaaciyo
hogol noo da daa tahay
haweenkaeniyo rageenba
ku hilmaami maynee
hambalyaan ku leenahay
heeryadaa gumeysiga
habeenkii tuurney
hananaa gobonimo
hurgumadaa gumeysiga
habeenkaybu daynay

Exit mobile version