ilaa barigaan yaraa
kalgcayl igu baahayoo
bogiyo laabta ku sidaybaan
bahday u bandhiganayaa
murtdii bartii an la rabay iyo
baroortiyo xiisaheediii
hadaan badhtankeeda taagnahay
bahdiyo bulshayahay ma nabadba
beertii xoriyadaan abran laha
barbaaartii xidigahaan baran laha
naasaha hablood baan abran lahaa
qabriga boodhari batalaalan baran lahaa

boqoole waaan k ahay
dhulkii buurha laahaa
nabada bud dhigeeda iyo
burciyo boorama hargeysa
madaxwaynaha loo bogiyo
aqoonta balaadhaniyo
bulshada sooomaaliland
bal eeg nabadiyo badhaadhaha beertii xoriyadaan abran laha
barbaaartii xidigahaan baran laha
fqnka aabihii baan baran lahaa
suugaan bixiyaha hadraawaan baran lahaa

Exit mobile version