dhiimicii aan qabay iyo
calool xumo ideysee
nabad soo carfayoo
dawladeena curataan
aan caafimaadee
wasiiro dalkoow
waxaan nahay dad weynihii
waan dod qabnaayee
aan idin war galinee
xilka idinku waregiyo
waajibkaa aad xambaarten
dhaartiyo walaahida
waa inaad ugudataan
weheloo jirsaaa
qaar walanooo
waxba aan ogeynoo
cidiyo dadkaba
waxa ay sugaan
wax qabasho weeyoo
halka idiinku wanagsn
ha idiinku beegoo

Exit mobile version