dalku wuxuu rabaa dadkan waxay rabaan raysal wasaare ra'yiloo rog rogo rasmina loo fakaro runta nagu hagee raysal wasaare

soomaalidu israacdoo rabitaanka geediga loo wada riyaaqoo ku rabee midnimo kala raagi maysee reerahan midee

runtii waxaynu aragnaa raas kaan laheen nin baa raboo rukumada u aasteen somalida qoom baa ka raaliya ra'yigay kaween tahay

raysal wasaare waxan kaa rabnaa rays iyo barwaaqiyo meel xareedu waran tahay
oo soomaal wadagtada rixin iyo walalaha isku raadiyoo ku rabee midnimo kala raagi maysee reeraha midee

Exit mobile version