VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta South africa - Lyrics

somaaliyey sideebaad u aragtaan south africa saanadii qofka subax walba taagan somaliyey sided u aragtan dadkaayaga sida loo dilayoo siriqda intay ku gooyan sun intay ku buufshan seef iyo midiyo nafta looga saara south africa isma odhan soomaliba sidii hore kuso noqon kasiisan mayno south africa suracada taal south africa saqda dhexe habeenkii dab intay sudhaanbay saqiir iyo kabiir ma kala socan africada kale way naso dhaweeyen sina kuma ilowneen south africa sahal kuma ilownen
Queue is empty
-- / --