VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tariiqdaa nogalih - Lyrics

alahayow tusqaadnayee tubta orodkiyo dheer baaskiil gacan ta duuliyo calan wadaha toosiya guusha kama tageynee ku kastaba kabadiya alahayow alahayow taariikhda noo gali tiigsada asaagiin soomaalad utahay guul halkii aad ku toostaan kuma turun turootaan tuur kubada tuur shabaqan a ku toosi 1 2 3 4 goool taageero badan baa garabkiina taaganee farxad guud le kala taga 1 2 3 4 alahayow tisqaad naye tubtaa orodka dheeriyo baaskid kubada tuuriyo calan wadaha toosiya guushA kama tagaynewe ku kastaba ka badiya taariikhda noo gali
Queue is empty
-- / --