Alahayoow tusqaadnayee
Tubta orodka dheeriyo
Baskiid gacanta tuuriyo
Calan wadaha toosiyaa
Oo tilmaanta bixiyaa
Guusha kama tagaynee

Lug kastaba ka badiyoo
Taajiroow alahayoow
Taariikhda taariikhda
Taariikhda noo gali
Taariikhda taariikhda
Taariikhda noo gali

Tiigsada asaagiin
Soomaalad u tahay guul
Tiigsada asaagiin
Soomaalad u tahay guul
Halkii aad ku toostiin
Kuma turunturootaan
Tuur tuur goolka tuur
Tuur goolka tuur
Shabaqana ku toosi
1234 goooooooool
Taageero badanbaa
Garabkiina taaganee
Farxad guula kala taga 1234

Alahayoow tusqaadnayee
Tubta orodka dheeriyo
Baskiid gacanta tuuriyo
Calan wadaha toosiyaa
Oo tilmaanta bixiyaa
Guusha kama tagaynee

Lug kastaba ka badiyoo
Taajiroow alahayoow
Taariikhda taariikhda
Taariikhda noo gali
Taariikhda taariikhda
Taariikhda noo gali

Exit mobile version