Ubaas baxay naftayda aanaa ubaas baxay
Badween anigaa isku tuuray

Gayaankee anaa ka beeray
Ma fiirsaday barako mooday
Anaa booraanta hadimada
bareer cad anaa ugu leexday

Baas adigu igu dhigay
bahdeeda adaa utagay
Ninkii bashimaha ka tiray
Gabadhu Boyli bay ahayd
Boos ??

Bal eega! siduu ruuxu ii bahdilay
Haduu ii baaadi goobayaa
Inaan Buug kale ufuro
Malaha wax kaloo ibiday

Jacayl buuxoo barbeen
Barwaaqo iyo baraar wacan
Naftayda ku baaqi tahay
Maxuu boholyowga yahay

Ka baxay waan
Baabkii hore waa kabaxay
Waxaa ii kaabadalay

Jacayl buuxoo barbeen
Barwaaqo iyo baraar wacan
Naftayda ku baaqi tahay
Maxuu boholyowga yahay

Anoon badineen hadalka
Adoon iilaba bogleen
Adoon boorka isku qarin
Ka baxay sidaan beri ahaaa
Buulada lugta bidix ka jaameey

Bal eega! siduu ruuxu ii bahdilay
Haduu ii baaadi goobayaa
Inaan Buug kale ufuro
Malaha wax kaloo ibiday

Exit mobile version