Heesta Wasaaraha jamhuri - Lyrics
Raysul jamhuuriyad
Raysul wasaareed
Raysul baarlamaanoow
Waad idiin rabnaayoo
Idin raali nahayee
Rabi ha idinla garab galo
Rabi ha idinla garab galo
Raysul jamhuuriyad
Raysul wasaareed
Raysul baarlamaanoow
Waad idiin rabnaayoo
Idin raacsanahayee
Rabi ha idinla garab galo
Rabi ha idinla garab galo
Raxmaanka intaan ka yaabtaan
Idinkoo isu raaliyaa
Run u wada shaqeeyoo
Rabitaanka fuliyaay
Rabitaanka fuliyaay
Rabitaanka fuliyaay
Rabitaanka fuliyaay
2×
Dalku rigaadee
Dadku rafaadee
Rajadaada soo ceshee
Caadeeya oo caadeeya oo
Mar kale la geeyaa
2×
Inta kale dafuuftaan
Lugahaadu astaan
Idinkoo rog rogay rog rogay
Rug barwaaqa geeyoo
Kuwo aan ridmaynoo
Nooraaga noqdaa
Waxay igu tabar tahay
Shacabyohoow na hagar dabool
Anigaa nu beeraa
Rugta galinoo
Wabiyada raacinoo
Gaajada ku reebno
Gaajada ku reebno
2×
Inagoon u kala hadhin
Bada riinka weyn lee
Isaaqaa dhex jiifaa
Ku reebno gaajada
Ku reebno gaajada
Aan Ku reebno gaajada
Aan Ku reebno gaajada
2×
Dalku rigaadee
Dadku rafaadee
Rajadaada soo ceshee
Caadeeya oo caadeeya oo
Mar kale la geeyaa
2×
Inta kale dafuuftaan
Lugahaadu astaan
Idinkoo rog rogay rog rogay
Rug barwaaqa geeyoo
Kuwo aan ridmaynoo
Nooraaga noqdaa
2×