dad weynoow dad weyne
doorashaa jirtee
yaan yaan dooranaynaa
waan daalanahayoo
dawlad baan rabnaa
duruufihii naso maray
ka daweyn karaan dooraneynaa
sookeeyihii iswada dilay
isu baahi doonaa
danahooda raadsha
dooraneynaa
kuwii daraad la diley
dalkeenii iibsadey
dooxada walneyd
docnaan noo ahmbeyn
dooran maynoo
mana dooran maynee
dad weynoow doorashaa jirte
yaan dooraneynaayee
daadihiyo culusoo
dambadaa rabnaa
dibada iyo udahaba
adkeeyaan dooraneynaa
geesi diiranooo
damiir loo baqeynin
aabihii dalkoo
dareen dheer lehoo
dooranaan rabnaa
kuwii daraad ladiley
dalkeenii iibsaney
dooxadii wacneyd
docnaan noo hambeyn
dooran maynoo
mana dooran doonee

Exit mobile version