VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daalo - Lyrics

daaloo tus helayoo mayaay tumay arooryo ooy cad ceedu taamiyo ay u timi nin joogii tilmaan kaan ku raacshee indhuhu tabanayeeynow ha iga tagine ii tali tageero laba ruux sidey tahay wax garashadu mid uunbaa tukubiyee tabcoo ubax ka baxayoo tigaadina hadheysay teel teel daruurina tima sare ka fuushaa ama togag biyo ahoo tacab la'i u soconoo ha iga tagine ii tali tabcoo ubax ka baxayoo sidey tahay wax garashadu mid uunbaa tukubiyee kama tagine caadoo inta xays ku taagsaday todobaad cagaagrkiyo maadhii is tiigsaday sidaa tahay naftaydii kugu tuudhatay adigee ha iga tagine ii tali taagii masaaroo tarantoo tumaatiday dayrina ku tumatay dhirtu kala tiimaamane madheedhkii u baxay taag tabkii igu ahaatayee ha iga tagine ii tali
Queue is empty
-- / --