VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dayax Lamoodyow - Lyrics

Dayax la moodyoow adaan ku doortoon dadkaa dhamaanti kaa day dayaayee danteydii awgaa u daayacee naftani daashee hurdaba diidee aaaahhhh soo jeed ka doontay, diigoo ciyaayaa dalkii jibootee aahhh, cadceeda dayday iney is disho aahhh, ama is dooxdoo doodeed ahaatay daawee naftaydan daashee haraadoo damqo jaceylkan ha igu daawan. Diigoo ciyaaya ku daydayaa oo du jiiray awgaa dibad galoobee da'da adun baan ka doontey deeqoow naftan i faltay jaceyl daraadii aaahhh la tiiran weyday, dalkeedi hugmee damiir isa saartee, ka damqan weyday doonta ku boodee, bada isku tuurtee dabaalan weydee daawee naftaydan daashee haraadoo damqo jaceylkan ha igu daawan.
Queue is empty
-- / --