Tubeec
Godatada dhulkeenow
Habeenkeey gilgilatee

Gudidii hishiisee
Gola toradii saree

Taladay ku gooyeen

Ama geeri aakhiro
Ama guusha nolaleed

Wixii u geeyay
Gabaryahay bal iisheeg

Hibo nuura
Markay ay gabeen
Ay gaajada la hoyatee

Godol qaadi waydee
Guuja loogu daraayee

Gobananimo u ooyday
Ilmo gabax ka siisay
Hubka so gurteenoo

Ciilkii gaboobiyo
Cadhadii u gaysoo
Cadawgii qabteenee

Tubeec
Geeesiga dhulkiisa
Guusha u horseedaa
Geeridaa dishaaa
Geedkaa haq ooh

hibo nuura
uu gabraratadaa
gumaysiguu kuu dhuunte
galabsadaa xumaanta
geedkaa ugu gabo

galadnimdaa waa loo go’aa
godka akhiraa iyo
ilka loo gala
goracan dad ah
wali garaninee
geedk

Lyrics by Abdi Daher Djama

Exit mobile version