Daaloo tusalayoo
mayay tumay arooryoow ooy
cadceedu tahan iyo ay u timid nin joogii.

Iimaankaa ku raacshaay indhuhu tabanayeenoo
Ha Iga teginee ii tali taageera laba ruux
Sideey tahay wax garashadu midunbaa tukubiyee.

Tabco ubax kabaxayoo, tigaadina hareeysiyo
Teel teel daruurina tima sare kafuushay
Ama togag biyaha oo tacab li’i usoconnoow
Ha Iga taginee ii tali, taageero labo ruux
Sideey tahay wax garashadu midunbaa tukubiyee

Kama tagine caadoo intuu xeesku taagsaday
Todobaad cagaarkiyo maadhiid istiirsaday
Sidaa tahay nafteydii kugu turatay adigee
Ha Iga taginee ii tali taageero laba ruux
Sidey tahay wax garashadu midunbaa tukubiyee.

Lyrics by Muscab Ismael

Exit mobile version