VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargeysa - Lyrics

doonayaha badweynta ku banjara dhaxdoodaba laydhaha baraad li'i intay soo bir biriyaan ama soobac dhabiyaa baalaha ka riixaan bariyada u saareen waligaa hadba daydha ama balad kale qabo waad imaan bartii iyo baradii hargaysiyo halkii aynu barigii ku wadaagnay barashe waad imaan bartii iyo baradii jacaylkiyo halkii aynu barigii ku wadaagnay barashe ma ogtahay isbarashada dadka markuu barbaar yahay baryo haday ismoog yihiin barqo laysku soobaxo laba way isku boodaa labo way isku baydhaa ayaamada bideysaa xidigaha bidhaamee daba dhimaamaa hadaanu dayaxusoo bixin adgoon ku raacaa adna baahidaadii tamartii boqaygiyo wayku jeel barteedii badiyo banaanba ama buuro dhaadheer
Queue is empty
-- / --