VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaftan - Lyrics

Kaftanbaa jacayl qaba Kulankaa u xidida Murtibaa se kicisee Kitaankeen aduunyiyo Kordhi maaliseeday Kaxbaan ahaye ma ogtay Kaxbaan ahaye ma ogtay Kaftanbaa jacayl qaba Kulankaa u xidida Murtibaa se kicisee Kitaankeen aduunyiyo Kordhi maaliseeday Kaxbaan ahaye ma ogtay Kaxbaan ahaye ma ogtay U kaynaantay tacabiree U kaynaantay tacabiree U kaynaantay tacabiree U kaynaantay tacabiree Kolkaan laba kuf keeno Kaftamaaya eegaba Kaligay sariirtaan Kuududaaye ma ogtay Eee ee ee ma ogtay Aaaa haa haaa kuududaaye ma ogtay Qofna kadabkii loo qoray Kolna seegi maayee Kurdad waa la qaataaye Kimis waa la quutaaye Kibirku se sad maahee Qofna kadabkii loo qoray Kolna seegi maayee Kurdad waa la qaataaye Kimis waa la quutaaye Kibirku se sad maahee Kurbo male kurbo male Kurbo ma le caruurtuye Kuu calaf i siiyow Kol Haday kali tahay naftan Naftan kama adkaan karo e Kurbo male kurbo male Kurbo ma le caruurtuye Kuu calaf i siiyow Kol Haday kali tahay naftan Naftan kama adkaan karo e Kay laabtu raacdow Kay laabtu raacdow Kay laabtu raacdow Kay laabtu raacdow Kadinka iyo cidlada badan Ima kaafiyaysee Waykane ku aaway Kadinka iyo cidlada badan Ima kaafiyaysee Waykane ku aaway ku aaway
Queue is empty
-- / --